OGEYSIIS: BOGGA TIIGSO OO LA BAXAY MAGAC CUSUB

Tiigso.com May 5, 2017 0

[ A+ ] /[ A- ]

OGEYSIIS.
Akhristayaashayada sharafta leh waxaan la socodsiinaynnaa inaannu la baxnay magac cusub, waa www.danbulsho.com, waana ku soo dhoweynaynaa.
Bogga www.danbulsho.com hadda waa furan yahay, wali lagu wado dhammaystir; wixii qoraallo cusub ah oo an soo saaraynaana hadda ka dib boggaas cusub ayaa lagala socon karaa.

Waxaa kaloo an ogeysiinaynnaa akhristayaashayada sharafta leh, inaannu haddii alle idmo ku tala jirro, inaan kordhinno tirada iyo tayada qoraalladayada.

Sidaas darteed, waxaan idinkoo mahsan mar kale idinku soo dhoweyneynnaa boggyaga cusub oo ah www.danbulsho.com.

Reeb jawaab »