Ragoow, maxaa ka jira ama an ka qirsannahay eedaynta gabadha

Tiigso.com January 3, 2017 0
Ragoow, maxaa ka jira ama an ka qirsannahay eedaynta gabadha

[ A+ ] /[ A- ]

MID KA MID AH CADDAALAD-DARRADA KA JIRTA BULSHADA SOOMAALIYEED DHEXDEEDA

Qormada maanta waxaan ku soo bandhigaynnaa cabasho/caloolxumo iyo eedayn ay inoo soo bandhigayso mid ka ah gabdheheenna.
Fadlan dhegeygso gabadha adoo firaaqo ama wakhti u haya, si ad u wada fahanto waxa ay ka hadlayso. Haddii ay kuu suurowdana dhegeyso 2 jeer ama in ka badan.

Haddaan nahay hawlwadeennada TIIGSO, waxaan ku talinaynnaa in ragga Soomaaliyeed qalbi xaadir ah oo deggen ku dhegeystaan dhalliisha loo soo jeedinayo, dabadeedna dhab u qaymeeyaan oo tixgeliyaan mugga, qotada iyo saamaynta dhibaatada laga hadlayo.
Markaas ka dib ayaynnu horumar ku samayn karraa wixii inaka qaldanaa.

FG.: Haddaad tahay nin Soomaaliyeed, waa inaad gabadha cabanaysa ka soo qaaddid sidii gabar ad dhashay, gabar kula dhalatay iyo hooyadii ku dhashay oo ahayd gabar Soomaaliyeed. Sababtoo ah waa dhibaato caam ah oo an ku koobnayn gabadhaan kaliya.

Reeb jawaab »