wax lala yaabo »

TIIGSO WAKHTIGA, YUUSAN KAA TAGINE!

TIIGSO WAKHTIGA, YUUSAN KAA TAGINE!

Tiigso.com October 6, 2016 0

Qormadaan gaabani waxay siyaalo kala duwan uga hadlaysaa wakhtiga iyo siday muhiim u tahay in la dhowro oo an la dayicin. 1. Macnaha erayga ”tiigsi/ tiigso”, iyo muhimadda ku jirta. Waxaa la tiigsadaa wixii

Sii Akhri »
SOOMAALIDA QAARKEED ISMA GAYNO LAAKIIN AJNABI OO DHAN WAA ISGAYNAA!

SOOMAALIDA QAARKEED ISMA GAYNO LAAKIIN AJNABI OO DHAN WAA ISGAYNAA!

Tiigso.com September 27, 2016 0

Wali dad Soomaaliyeed baa qaba ama rumaysan in Soomaalidu kala qabiil fiican tahay ama muwaaddiniinta Soomaaliyeed hayb qabiil darteed ku kala fiican yihiin . Waa sababta loo yiri ’is-ma-gayno oo is-guursanmaynno’. Hadda ogoow inay

Sii Akhri »
XAYAWAANKII UGU CIMRIGA DHEERAA INTA LA OGYAHAY

XAYAWAANKII UGU CIMRIGA DHEERAA INTA LA OGYAHAY

Tiigso.com July 28, 2015 0

Intee aadanuhu ka ogaan karaa, waxa u Alle uumay? Waxaa hoos ku lifaaqan warbixin cusub oo la yaab leh, taasoo ku saabsan cimri dheerida xayawaanka ama noolaha ad sawirkiisa halkaan ku aragtid. Xayawaankaasi wuxuu

Sii Akhri »
SOOMAALI IYO FAHAN DOWLADNIMO?

SOOMAALI IYO FAHAN DOWLADNIMO?

Tiigso.com July 24, 2015 0

– QABIIL, QABYAALAD IYO KU DANAYSI DAN-GUUD Dhammaan dadka Soomaaliyeed waa ogyihiin, waana isku raacsan yihiin, in wax qaldan hihiin. Laakiin, iskuma wada raacsana meesha wax ka qaldan yihiin, sababta wax u qaldan yihiin

Sii Akhri »
XAYAWAAN BADDA KU NOOL OO LABKU AMA NINKU QAADO UURKA

XAYAWAAN BADDA KU NOOL OO LABKU AMA NINKU QAADO UURKA

Tiigso.com July 23, 2015 0

Sida ay warbixinta hoos ku lifaaqani sheegayso, waxaa jira noocyo xayawaanka/noole ah oo u midka labka ahi qaado uurka uuna isagu dhalo ilmaha. Noocyadaas waxaa ka mid ah, kan hadda meesha kaaga muuqda. Waa

Sii Akhri »
CAARO 12 INDHOOD LEH

CAARO 12 INDHOOD LEH

Tiigso.com July 21, 2015 0

– AADANUHU INTEE KA OGAAN KARAA WAXA U ALLE BUURAY? Qormadaan hoose waxaan ka soo xiganney “National Geographic News”, luqada Ingiriiska ayeyna ku qoran tahay.Qoraalku waa dheer yahay, wuxuuna wax badan ka sheegayaa caarada.

Sii Akhri »
DAYACA AY KU SUGAN TAHAY LUQADA SOOMAALIGU

DAYACA AY KU SUGAN TAHAY LUQADA SOOMAALIGU

Tiigso.com July 19, 2015 0

Ummaduhu waxay leeyihiin luqado, dhaqammo iyo taariikho kala duwan. Qaar way ilaaliyaan luqadooda, dhaqankooda iyo taariikhdooda, kuwana ma ilaaliyaan. Haddaad u kala fiirsatid, kuwii ilaashaday woxoodu waa bulshooyin adag oo gaarey horumar, midnimo iyo

Sii Akhri »
DALKA AUSTRALIA OO AY CAARO SIDII ROOBKII UGU DA’DEY

DALKA AUSTRALIA OO AY CAARO SIDII ROOBKII UGU DA’DEY

Tiigso.com May 26, 2015 0

Roob meel ku da’a waa la arki jirey, laakiin caaro sidii roobkii u da,aysa oo inta tiro ka qabto daboolaysa carro dhanlama arki jirin. Sida u wariey joornaalka Sydney Morning Herald oo ka soo

Sii Akhri »
WAR-WAA-WAREEY – Nigeria belaayaa ka dhacday!

WAR-WAA-WAREEY – Nigeria belaayaa ka dhacday!

Tiigso.com May 20, 2015 0

Hotel Nageria ku yaal oo hilibka dadka ka ganacsado oo la xiray. War naxdin argagax leh ayay dhowaan soo warisey idaacada BBC-qaybteeda Af-Sawaaxilgu. Waxaa la sheegayaa in hotel 5 star ah oo ka furraa

Sii Akhri »
KALLUUN DHALIN KARA KORONTO XOOG BADAN!

KALLUUN DHALIN KARA KORONTO XOOG BADAN!

Tiigso.com February 11, 2015 0

Waxaa jira kalluun mas u eg oo dhaliya ama leh koronto xoog badan oo gaareysa ilaa 600 watt. Magacyo kala duwan ayaa adduunka looga yaqaan kalluunkaas, waxaana ka mid ah ”eel” oo lagu yiraahdo

Sii Akhri »