Arrimaha Dibadda »

OGEYSIIS: BOGGA TIIGSO OO LA BAXAY MAGAC CUSUB

OGEYSIIS: BOGGA TIIGSO OO LA BAXAY MAGAC CUSUB

Tiigso.com May 5, 2017 0

OGEYSIIS. Akhristayaashayada sharafta leh waxaan la socodsiinaynnaa inaannu la baxnay magac cusub, waa www.danbulsho.com, waana ku soo dhoweynaynaa. Bogga www.danbulsho.com hadda waa furan yahay, wali lagu wado dhammaystir; wixii qoraallo cusub ah oo an

Sii Akhri »
QORAAL AMISOM:   01-09-2016

QORAAL AMISOM: 01-09-2016

Tiigso.com September 2, 2016 0

AMISOM Media Monitoring September 1, 2016 | Daily Monitoring Report Daily Media Monitoring Main Story Four People Killed And Four Others Injured In Clan Clashes In Sool Region 01 September – Source: Goobjoog News

Sii Akhri »
QORAAL AMISOM    23-08-2016

QORAAL AMISOM 23-08-2016

Tiigso.com August 24, 2016 0

AMISOM Media Monitoring August 23, 2016 | Daily Monitoring Report.View it on the web Daily Media Monitoring Main Story US To Provide Sh19bn For Dadaab Closure And Electoral Reforms 23 August – Source: Business

Sii Akhri »
BUUFISKII OO LOO HELAY MAGAC KU HABBOON: “JIRRO-BEENLEY”

BUUFISKII OO LOO HELAY MAGAC KU HABBOON: “JIRRO-BEENLEY”

Tiigso.com August 21, 2016 0

Dabayaaqadii qarnigii tagey ayey Soomaalidu u magac-bixisay jirrada ku dhacda dhimirka ‘SCHIZOPHRENIA’. Soomaalidu hore uma aqoon, laakiin,waa jirro caan ka ah dunida oo dhan. Waxaan la kulmay dad kala duwan oo qaba jirradaas. Waxaan

Sii Akhri »
QORAAL DHIIGGU TIF-LEEYAHAY: DHULKII AAN DAD LAHAYN

QORAAL DHIIGGU TIF-LEEYAHAY: DHULKII AAN DAD LAHAYN

Tiigso.com October 11, 2015 0

DHULKII AAN DAD LAHAYN- NO MAN’S LAND By Dareensane-ka-Damqanaya, October 9, 2015 “Dhulkii aan dad lahayn waxaa leh dadkii aan dhul lahayn.” Sidaas waxaa ahaa halkudhaggii Yahuuda markii – sanaddihii 1920-48 – ay ku

Sii Akhri »
WAA MUCJISADII 2AAD OO ISLA SANNADKAAN KU TIMAADDA RAKAAB SAARAN DIYAARAD LAGA LEEYAHAY DALKA MALAYSIA

WAA MUCJISADII 2AAD OO ISLA SANNADKAAN KU TIMAADDA RAKAAB SAARAN DIYAARAD LAGA LEEYAHAY DALKA MALAYSIA

Tiigso.com July 20, 2014 0

Tii hore waxay ahayd MH370, taasoo an ilaa hadda la hayn meel ay ku dhibicday. haddana waa MH17 oo siddey 298 qof oo galabnimadii khamiistii ina dhaaftay la toogtey lana soo ridey iyadoo kor

Sii Akhri »
DIYAARADDII DALKA MALAYSIA IYO DADKII SAARRAA OO AN LAGA HAYN RAQ IYO RUUX MIDNA

DIYAARADDII DALKA MALAYSIA IYO DADKII SAARRAA OO AN LAGA HAYN RAQ IYO RUUX MIDNA

Tiigso.com May 22, 2014 0

In ka badan labo bilood ayaa ka soo wareegtey, markii la waayey diyaaraddii rakaabka ahayd oo dalka Malaysia, taasoo siddey 239 qof. Ilaa hadda lama hayo meel ay ku dhibicday iyo meel liqday; waana

Sii Akhri »
XALAADDA DALKA UKRAINE IYO KALA JIIDASHADA BARI IYO GALBEED WAA MID CABSIDEEDA LEH

XALAADDA DALKA UKRAINE IYO KALA JIIDASHADA BARI IYO GALBEED WAA MID CABSIDEEDA LEH

Tiigso.com April 26, 2014 0

Markii la eego sida la isugu haysto dalka Ukraine waxaa muuqanaysa inaan marna meesha laga saari Karin inuu si uun dagaal weyni adduunka uga qarxi karo; iyadoo uu hubka wax gumaadaa aad u faafay.

Sii Akhri »
SU’AALAHA UGU WAAWEYN OO KU SAABSAN DIYAARADDII MALAYSIA

SU’AALAHA UGU WAAWEYN OO KU SAABSAN DIYAARADDII MALAYSIA

Tiigso.com March 29, 2014 0

Shil waa dhici jirey, dhibaatooyin kala duwanna adduunka waa ay soo mareen. Laakiin, tani waa ammuur an hore loo arag. Waxaa socda wiiggii 3aad oo la raadinayo diyaaraddii ka duushay caasumadda dalka Malaysia11.3.2014, kuna

Sii Akhri »
DIYAARADDII  MALAYSIA  WAA BURBURTAY  CIDINA  KAMA  BADBAADIN

DIYAARADDII MALAYSIA WAA BURBURTAY CIDINA KAMA BADBAADIN

Tiigso.com March 25, 2014 0

Diyaaraddii Malaysia oo MH370 oo siddey 239 qof oo la raadinayey in ka badan 2 toddobaad oo hadda la ogaadey inay burburtay cidina ka badbaadin. Diyaaradda xaalkeeda oo dhan ayaa la garan waayey. Innaba

Sii Akhri »