Tiigso.com »

OGEYSIIS: BOGGA TIIGSO OO LA BAXAY MAGAC CUSUB

OGEYSIIS: BOGGA TIIGSO OO LA BAXAY MAGAC CUSUB

Tiigso.com May 5, 2017 0

OGEYSIIS. Akhristayaashayada sharafta leh waxaan la socodsiinaynnaa inaannu la baxnay magac cusub, waa www.danbulsho.com, waana ku soo dhoweynaynaa. Bogga www.danbulsho.com hadda waa furan yahay, wali lagu wado dhammaystir; wixii qoraallo cusub ah oo an

Sii Akhri »
MAAN HADDEER CESHANNO BIYAHA KU QULQULAYA BADDA IYO WABIYADA, INTAAN CID KALE KA SUGI LAHAYN CAAWIN?

MAAN HADDEER CESHANNO BIYAHA KU QULQULAYA BADDA IYO WABIYADA, INTAAN CID KALE KA SUGI LAHAYN CAAWIN?

Tiigso.com May 2, 2017 0

Soomaalidu waxay ku mahmaahdaa, wixii ad barataa waa baaskaa. Dadkii u barta in laga caawiyo wax ay iyagu qabsan karaan, waligood caawin bay sugtaan oo wax ma qabsadaan. Runtii, waa arrin innaga Soomaali ah

Sii Akhri »
Qoraal Amisom: Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamaanka ka codsanaya inay inay ansixiyaan wasiirrada la magacaabay

Qoraal Amisom: Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamaanka ka codsanaya inay inay ansixiyaan wasiirrada la magacaabay

Tiigso.com March 28, 2017 0

President Farmajo Asks Parliamentarians To Drop Petition Against Cabinet 27 March – Source : Hiiraan Online – 150 Words President Farmajo pushed back against Parliamentarians who are petitioning the proposed cabinet on Monday morning,

Sii Akhri »
QORAAL AMISOM: DAD BADAN OO U DHINTAY DHIBAATO ABAARTA KU HABSATEY SOOMAALIYA

QORAAL AMISOM: DAD BADAN OO U DHINTAY DHIBAATO ABAARTA KU HABSATEY SOOMAALIYA

Tiigso.com March 27, 2017 0

At Least 25 Starve to Death in Somaliland 22 March – Source: VOA – 319 Words At least 25 people have died of starvation in the self-declared republic of Somaliland as the Horn of

Sii Akhri »
QORAAL AMISOM:  20-02-2017

QORAAL AMISOM: 20-02-2017

Tiigso.com February 20, 2017 0

AMISOM Media Monitoring February 20, 2017 Main Story Blast In Somalia Kills 34 In Mogadishu Market Place Somalia’s new president visited victims wounded by the Mogadishu car bomb that on Sunday killed 34. President

Sii Akhri »
CULAYSYADA UGU WAAWEYN OO HORYAAL MADAXWEYNAHA CUSUB

CULAYSYADA UGU WAAWEYN OO HORYAAL MADAXWEYNAHA CUSUB

Tiigso.com February 16, 2017 0

Madaxweynaha cusub oo Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo 08-02-2017kii noqday madaxweyne ayaa waxaa horyaal culaysyo badan oo kala duwan. Saddexda ugu waaweyn culaysyada waa: 1. Xulashada Madaxa dowladda cusub. – waa inuu noqdo mid

Sii Akhri »
Ragoow, maxaa ka jira ama an ka qirsannahay eedaynta gabadha

Ragoow, maxaa ka jira ama an ka qirsannahay eedaynta gabadha

Tiigso.com January 3, 2017 0

MID KA MID AH CADDAALAD-DARRADA KA JIRTA BULSHADA SOOMAALIYEED DHEXDEEDA Qormada maanta waxaan ku soo bandhigaynnaa cabasho/caloolxumo iyo eedayn ay inoo soo bandhigayso mid ka ah gabdheheenna. Fadlan dhegeygso gabadha adoo firaaqo ama wakhti

Sii Akhri »
QORAAL AMISOM:  27-10-2016

QORAAL AMISOM: 27-10-2016

Tiigso.com October 31, 2016 0

AMISOM Media Monitoring October 27, 2016 ISIS Militants Withdrew From Qandala Following Brief Takeover ISIS militants have withdrawn from the Somali coastal town of Qandala in Bari region of Puntland after briefly capturing it

Sii Akhri »
QORAAL AMISOM: 26-10-2016

QORAAL AMISOM: 26-10-2016

Tiigso.com October 27, 2016 0

AMISOM Media Monitoring October 2016 Suspected ISIL Fighters Seize Town In Puntland, Somali More than fifty fighters believed to be ISIL group affiliates in Somalia on Wednesday took control of the ancient port city

Sii Akhri »
CAYDA, GOONI U FAQUUQA REER MUDUG & REER GAALKACYOOD NINBA SI KU AH

CAYDA, GOONI U FAQUUQA REER MUDUG & REER GAALKACYOOD NINBA SI KU AH

Tiigso.com October 19, 2016 0

Reer Mudug waa qayb ka mid ah dadweynaha Soomaaliyeed oo leh xuquuq iyo waajibaad, sida muwaaddiniinta kale oo dalka. Intaan gobollada Soomaaliya la badin gobolka Galguduud iyo degmeda Buurtinle Mudug bay ka tirsanaayeen.Mudug/Gaalkacyo shacabkoodu

Sii Akhri »