Bulsho & Barbaarin »

SOOMAALIYEEY DAD AAN WAX OGEYNI YAY KU HODIN EE MIDOOW OO DIFAACO DALKAAGA

SOOMAALIYEEY DAD AAN WAX OGEYNI YAY KU HODIN EE MIDOOW OO DIFAACO DALKAAGA

Tiigso.com November 13, 2017 0

Soomaalidu waa dad wanaagsan ilaahayna wuxuu siiyey oo ku abuuray dal uu u dooray waana inay ku mahadiyaan. Waxaase la wada ogyahay in dalkaas wanaagsani leeyahay cadow. Cid an Soomaali ahayn oo difaacaysaana, haddii

Sii Akhri »
Ragoow, maxaa ka jira ama an ka qirsannahay eedaynta gabadha

Ragoow, maxaa ka jira ama an ka qirsannahay eedaynta gabadha

Tiigso.com January 3, 2017 0

MID KA MID AH CADDAALAD-DARRADA KA JIRTA BULSHADA SOOMAALIYEED DHEXDEEDA Qormada maanta waxaan ku soo bandhigaynnaa cabasho/caloolxumo iyo eedayn ay inoo soo bandhigayso mid ka ah gabdheheenna. Fadlan dhegeygso gabadha adoo firaaqo ama wakhti

Sii Akhri »
TIIGSO WAKHTIGA, YUUSAN KAA TAGINE!

TIIGSO WAKHTIGA, YUUSAN KAA TAGINE!

Tiigso.com October 6, 2016 0

Qormadaan gaabani waxay siyaalo kala duwan uga hadlaysaa wakhtiga iyo siday muhiim u tahay in la dhowro oo an la dayicin. 1. Macnaha erayga ”tiigsi/ tiigso”, iyo muhimadda ku jirta. Waxaa la tiigsadaa wixii

Sii Akhri »
SOOMAALIDA QAARKEED ISMA GAYNO LAAKIIN AJNABI OO DHAN WAA ISGAYNAA!

SOOMAALIDA QAARKEED ISMA GAYNO LAAKIIN AJNABI OO DHAN WAA ISGAYNAA!

Tiigso.com September 27, 2016 0

Wali dad Soomaaliyeed baa qaba ama rumaysan in Soomaalidu kala qabiil fiican tahay ama muwaaddiniinta Soomaaliyeed hayb qabiil darteed ku kala fiican yihiin . Waa sababta loo yiri ’is-ma-gayno oo is-guursanmaynno’. Hadda ogoow inay

Sii Akhri »
MAAHMAAH:   MARTI IYO MEYDBA WAA LA MAAMULAA

MAAHMAAH: MARTI IYO MEYDBA WAA LA MAAMULAA

Tiigso.com September 3, 2016 0

Murtida maanta. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa ‘marti iyo meydba waa la maamulaa’. Waa maahmaah u macneheedu dibedda yaal oo an lahayn wax qarsoon. Soomaalidu waxay dhaqan u lahaan jirtey xurmaynta martida meydka. Waana ay

Sii Akhri »
QORAAL AMISOM:   01-09-2016

QORAAL AMISOM: 01-09-2016

Tiigso.com September 2, 2016 0

AMISOM Media Monitoring September 1, 2016 | Daily Monitoring Report Daily Media Monitoring Main Story Four People Killed And Four Others Injured In Clan Clashes In Sool Region 01 September – Source: Goobjoog News

Sii Akhri »
MAAHMAAH: BALLAN FIID JARMAADO AROORYAY LEEDAHAY

MAAHMAAH: BALLAN FIID JARMAADO AROORYAY LEEDAHAY

Tiigso.com September 2, 2016 0

Murtida Maanta: Ballan fiid jarmaado arooryay leedahay. Waa maahmaah guud ahaan ku saabsan ballanta iyo in lagu dhaqmo wixii la isku ogaa. Macnaha iyo murtida maahmaahdu kuma koobna oo kaliya ‘ballan fiid iyo jarmaado

Sii Akhri »
	DAD WAXAA U  LIITA: MATABCADA, MATOSHE  IYO TASHIISHE

 DAD WAXAA U LIITA: MATABCADA, MATOSHE IYO TASHIISHE

Tiigso.com August 30, 2016 0

Maahmaahdaani waxay ka mid tahay maahmaahyaha wacyi galiya oo waxbara dadka. Waa maahmaah loo adeegsan karo heer qof iyo bulshaba. Waa maahmaah kaaga digeysa saddex waxyaalood oo ku dhibaatayn kara, waana: 1. INAAD NOQOTID

Sii Akhri »
MAAHMAAH:  OOD KAA FOGI KUMA DHAXANTIRTO

MAAHMAAH: OOD KAA FOGI KUMA DHAXANTIRTO

Tiigso.com August 24, 2016 0

Sida la ogyahay Af-Soomaaliga ilaa hadda la adeegsadaa wuxuu ka soo jeedaa dhaqankeennii miyiga. Horta waa in qofku yaqaan macnaha ‘ood’. Hadduusan aqoon waxa ay tahay oodi lagama yaabo inuu fahmo maahmaahda. Dhaxan iyo

Sii Akhri »
	MAAHMAAH: NINKII TIISA DARYEELAA TU KALE KU DARA

 MAAHMAAH: NINKII TIISA DARYEELAA TU KALE KU DARA

Tiigso.com August 23, 2016 0

Maahmaahdaani waxay u egtahay maahmaahda ‘naftigabe naf kale ma kalkaalo’. Haddii si loo eego waa isku micne. Haddii ‘ninkii tiisa daryeela’ laga dhigo: ‘ninkii naftiisa daryeela’ isku mid ama isku micne ayey noqnayaan. Laakiin,

Sii Akhri »